Wednesday, 4 January 2017

DALKAAGU WAA DAARTAADA



Dalkaagu waa daartaada

Dal(waddan) waa oraah asalkeedu ahaa halka aad ku nooshahay .Si gaar ah meesha waqtigaaga badankii aad ku qaadato sida hurdada ,cuntada ,nasiinada kale ,qaabilaadda martida ,hoyaadka habeenkii iyo hargalka maalinti.Berigii hore cilmi bulsho ahaan dadka waxay ka soo billaawdeeen qof kadibna qoys ,qabiil,qowmiyad,bulsho iyo Qaran ilaa qaarad iyo caalam la yimid.Erey bixintu daganaansho  mar walba waxaa sal u ahaa dal ama waddan .Waddan waa erey af carabi ah oo micnihiisu yahay meesha aad ku nagaato ,ku dhalatay ,u dhalatay iwm.
Qeexitaanka siyaadadeed dal waa “qeyb dhul ah oo ay dagganyihiin dad gaar ah isla markaaana leh hannaan kala dambeyn(dowlad) gaar ah .Hadda qeexitaankan waa waxa manta loo yaqaan soohdimaha siyaaadeed oo dal kastaahi uu magic gooni ah iyo meel gooni ah dunida kag a yaallo.
Dunidu waxay manta ka koobantahy siyaasad ahaan 194 dal oo mid kastaahi uu ka magic iyo maamul duwanyahay kan kale isku tiirsanaansho iyo iyo isku xirnaan iyo kala xoog waynaansho ha jirto,balse dal kastaahi waxuu leeyahay dadkiisa magaca dal ayayna qaataan markaas baa haybtoodu noqotaa hayb ku wayn dalka in kabadan haybti reer ama qabiil ama asal .Tusalaae dalalka adduunydaa badankood waxaa la sameeyey xilliyadii gumeysiga waxayna kakoobanyihiin qowmiyado kala af ah,kala dhaqan ah kala diimo ah oo kala taariikh ah balse magic qura oo uu dalkoodu yeeshay bay ku illaaween waxaa oo dhan taasaana keentay in magaca dal uu ka xoog wayn yahay magaca qowmiyada dunida badankeed .Halbeegga waddaan ee horumarkuna badanaa manta waxuu ku xiranyahay inta dadka dal ay xoogga saareen midnimadooda ayna ku kasbadeen .
Dunida waxay u aragtaa in dalku yahay nolosha lama taabtaaan ka ah ee qofka ,ila dhaqaale ,ilaaliyaha  qofka,asalka qarannimo ee dal .Qarannimo ma jiri karto dal la’aantii .Dowladi ma jiri karto haddaan dal jirin .Waddaniyad ma jiri karto  haddaanu muwaadinku jecleyn dalkiisa.
Dalalka qaar dunida way baaxad waynyihiin sida Ruushka iyo Kanada kuwa kalena way yaryihiin baaxad ahaan sida Faatikaan ka .Dalalka qaar way dad badanyihiin sida shiinaha iyo Hindiya oo kale halka kuwa kale ay dad yaryihiin sida Jibuuti .Balse awooddu ma han oo kaliya ma ahan waynaanta iyo dadbadnaansho balse hoggan siyaasadeed oo aragti fog leh,daacad ah isla markaana aqoonkaashanaya yaa u baddali karo dal mid magac leh .
Muhiimadda siyaasadeed ee dalku u leeyahay dadkiisa :
Nidaam iyo kala dambeyn waxay ka dhalataa doonis wada jir iyo houmar oo ay dakiisu qabaan .Awoodda siyaasadeed ee dal waxay ku xirantahay hogganka siyaasadeeed ee ay doortaan sida uu ugu adeego kana dhabeeyo ballantii uu qaaday xilligii ololaha doorashada.Waxay sidoo kale ku xirantahay waxyiga iyo aqoonta dadka ,wadaniyaddooda ,isku duubnidooda ,ka sarreeynta magaca dalka heybta qoowmiyada ama qabiiil .Dalka maamuus waxuu yeeshaa markii khayraadkiisu looga faaiideeyo inuu saaxiibbo fara badan ku yeesjo dunida kana muuqdo fagaaraha siyaasadda caalamiga lagu gorgeeeyo.Isla markaaana warbaahinta dalka,goobaha waxbarashada ,aqoonyahanka ,axsaaabta siyaasadeed mid kasta uu ku taageerayo hoggaankiisa hadba inta sumcadda dalka sare uqaaday guul uu usoo hoyay.Dowladda waa qaybaha ugu muhiimsan ee dalka waa mashiinka dhaqaajiya sare iyo gudo dalka waxa kujira una baddala saxara doog iyo wabiyo .Dowladda waa tan Nabadda sugta cabsi la’aan ay muwaadiniinteeda ku noolaadaan,Waa tan shaqo abuurta ,waa tan waxbarasho ,caafimaad,biyo ,koronto ,dalxiis,guryayn ,ilaalinta muwaadinka guda (amniga) iyo ka difaacista bannaanka (xoogga dal/militari) .Dowladi waa isku hayaha muwaadiniinta is jecleysiiyaha dadka iyo si guud waa waaalidka muwaaadinka . Dalka waa huga muwaadinka dhaxanta ka celiya waana dharka astura oo hadduu dalkaaaga migicii ba’o waad qaawantahay cawradaadaadoo lagu sheekaysan sida ina haysta .Tusaale ayan unoqonnay ereybixin kasta oo xun oo siyaasadeed:Dal guurdaraystay,Gaajo,argagixiso,qax,dagaal,koontarabaaan,cudur,musuq  IWM.
Muhiimadda Dhaqaale ee dalka:
Dal kastaahi inta khayraadkiisu uu ka faaiidayso ayay awooddisa dhaqaale la’egtahay .Dal kasta alle waxuu ku manaystay khayraada .Balase waxaa loo baahanyahay in laga faa’iidaysto khayraadkaas.Shaqo abuur ,Dhoofin,Maalgashi shisheeye,Hodantinnimo ,Dharag ,caafimaad qab iyo hanti yeelasho intaa oo dhan waa muhiimada dhaqaale iyo faaiidooyinka laga heli karo haddii dadka dal ay ka shaqaystaan dalkooda dowladdana ay qorshe horumarin samayso cilmiga iyo waayo aragnimada kaaashanayso.Magac dhaqaale iyo maamuus laga haybaystodalku waxuu yeeshaa dalka markuu dhaqaalihiisu meel fiican gaaro dadkiisuna ay nolol fiican ku noolyihiin .Alle wuu kudiyaariyey dhulku wax kasta oo nolosheenna ubaahantahas dadaaal waa ma huraan …Gaaywarrow”Shaqaystaa shah cabee shaxaade miyuu dhargaa”  Axmed Naaji:”Inaan beer falanoo aan ku baahi baxnee”   …..Daleys”Muruqiinna maaloo ,dhulka miro ku beeroo macdanta dahabka muujiya wanaaggaa.Awoodda dhaqaale ee dalka waxay yaraysaaa isku dhaca waxayna badisaaa isjaceylka .Waxay sumcad uyeeshaaa muwaadinka dal iyo dibadba waayo dal sabool ah qof ka yimid dawarsi umbaaa loo maleynayaa.
Muhiimadda bulso
Lahaanshaha iyo wada sheegasho dal waxay xoojisaa midnimada dadyow si gaar ah kuwa kale dhaqanka iyo asalka duwan .Waxay sare uqaadda horumarinta dhaqanka cusub eey dalkuyeshay ,waxay abuurtaaa hab nololeed mideeya nolosha dalka wada leh.Waxay si dookale jacayl ka dhex abuurtaa markay dibadda joogaaan.Waxay udhaqmaaan sida dad hal qoys wada ah marka la shaqeynayo,marka dalka la difaacayo iyo waliba marka lagu tartamayo fagaaraha caalamka waa wiil soomaaliyeed ayaa la leeyahay tusaale ahaan .Dalku waa shey wayn ,qabiilkuna waa shey yar .Qof wax yar inuu doorta jecel ma jiro maxaan qabiilka uga  hormarinaa qarinnimada ..doqonnimo.l
Dareenka dal jaceyl iyo waxuu qofku dareemaaa si wayn kolkuu dibadda joogo balse ig qor oraahd.an”meel kstoo soomaaliyey joogtid oo kabaxsan dalkaaga marti baa tahay ee martinnimada maamuuskeeda iyo nagaanshaheeda bal dib u milicso oo maaankaaga rog rog”.
Muwaadin iyo Waddani
 Muwaadinno waa udhalasho dal ama ku dhalasho ama labadaba taasoo keenta qofka inuu xuquuq  ku yeesho magiciisana uu ku abtirsado heybshagashada casriga .Muwaadin waxaa noqon kara qof xun oo khaa’inu waddan ah iyo qof wanaaagsan oo waddani .Waddaniyadda dhanka kale waa dareen jaceyl oo dhab ah oo uu qofka uqabo dhulkiisa,dadkiisa iyo diintiisa .Waa dareen ku riixa qofka inuu si daaacad ah ugu adeego dadkiisa .Muwaadin kastaahi ma ahan waddani balse waddani kastaaahi waa muwaadin .
Gunaanad
Si kastaba dalkeennu waxuu nooga dhiganyahay hibo eebbe nasiiyey uu nagu eeegayo sida aan u adeeegsanno, uga faa’iidaysan lahayn ugana mahadcelin lahayn alle galladdiisaas balse kolkaan alle ku caaasinna ciqaaabteeda ara gnay.Badda ugu dheer Afrika ,dad isku dhaqan ah(af iyo diin),buuro aan kala xirin,Islam alle kawada dhigay .Meel qurux badan ilaah ku uumay .Midnimo,waddaniyada iyo alle ka cabsi yuu dalkeennu ku hagaaagi karaa Hoggaan daacad iyo aqoon isku darsaday na hormuud noo yahay .Haybteenna ugu horreysa iyo tan ugu dambaysaba ha noqoto “Soomaali Muslim” wax ka hooseeyana waa dib udhac iyo dagaalladii miyiga “Dalkeennu waa Soomaaliya dadkiisuna waa Soomaali”Cabdi Tahliil waxuu yiri:
Sareedo hadday ku waarto
hadduu silic iyo dhib gaaro
Sammaanteed iyo xummaanteed
Soomaaliya Soomaali baa leh”.
Qoraa: Axmed  Maxamuud Jaamac
Somali Political academician

Tuesday, 3 January 2017

Somalia in 2017 is 360 degree back to 2012



Somalia in 2017 is 360∘  back to 2012
Politically ,Somalia is asserted  that its fully recognized free state so as  can determine its own internal and external affairs with full sovereignty .Unlikely ,since September 2012 ,after the end of the transitional period and the announcement of the complete pillared government  and conversely the situation on the ground inversely shows ridiculous lack of economic ,political and military decisions  were taken away from Somalia government .
In the mid 2012  ,a new president called Hassan Sheikh Mahmud was elected and parliament MPs were selected in clan based equation .A ray of good hope appeared ,a hopeful inspired speeches were recurrently presented by the new president .The academician, local resident middle aged researcher with Bright CV record in Somali political situation as he was   former peace and education activist ,revived the Somali buried hope.
Somalia became fully stood with its own foot; bilateral and multilateral agreements and conventions can be freely engaged by Somalia.2012-2016 four year of hardship roadmap were laid down. “one man one vote” vision were loudly voiced by the new Somali president. The road map was signed in  Garowe by the Two Somalia autonomous authorities; Galmudug and Punt land and Somali Transitional Federal Government (central government) coordinated and chaired also by The United Nations Political Office in Somalia(UNPOS) in 2012.The roadmap consisted of the following provisions ,commitments by which new elected government promised to implement and the vision of one man and one vote via the following procedures and mechanisms :
a)   Establishing constituent authorities and administration from the local people .
b)  Reconciliation efforts should be conducted and implement within 4 years before building the constituent authorities.
c)   Finalizing the federal constitution and to achieve popular referendum for the proposition or opposition of the federal system by the Somali people in localities and provinces .
d)  Census should be done before the referendum. The whole provinces should be under control of the Somali government before the   census and in the last a complete federalized nation with multiparty system that all eligible citizens can freely and fairly vote for the nation .  
e)   Clan based 4.5 will automatically change into election based decision making in which the citrizen’s vote is loudly heard.
In the onset of the Somali government ;its parliament enacted substantial policies and laws and on the other hand the cabinet also played its major role in policy making  and few position changes .But within the four years ;political deadlocks of giving and withdrawing of confidence to three more cabinets .The president nominated three prime ministers in four years. Central government and constituent authorities also confronted and never coordinated faithfully for the nation but sometimes for political accounts.
Galmudug, Jubba and South western  Somali authorities were illegally formed .Corruption  went into peak .Political corruption devastated the efficiency and legitimacy of the constituent governments. The constituent authorities behaves separately from the centre which is obviously “Government inside another”. New flags were designed and eventually clan based conflicts arose in turn .
Alshabab retained its rule and sometimes excute organized operations inside Mogadishu .Alshabab’s economic sources has not been desiccated , AMISOM’S number and period of stay was unknowingly increased .The foreign intervention dramatically heightened and the infrastructures has not yet been developed .Illegal migration from the country doubled and the inflation also went up as droughts recurs without any preventive measures and preparingness by the somali government and regional authorities .
The rule of law is not yet imposed. The constitution has yet been completed, forget the referendum and the satellite shameful census was carried on .Federalism was forcefully implemented as the some scholars believe that  Somali federalism is dividing the country into clan based localities .Top down  approach was used since the grass root conciliations and the federalism has not started form district level .
In the last ;The Somali authorities; Federal and constituents have agreed upon clan based political power sharing and new parliament composed of two chambers ;upper and lower were selected in doubtful corrupted process  we moved from 2012 we have speedily come back to it….its Somalia in 2017 360 back to 2012 “jugjug meeshaada jog” it Somali saying”no more change”.
                                                          Ahmed Mohamoud Jama
                                                          Somali Political academician
                                                          January 2017